Home » Wararka » Booqashadii Jeelka

Booqashadii Jeelka

Booqashadii Jeelka

Waxaa jeelka lamagac baxay jeel ogaadeen ee kumaan maxas iyo kaati ah ab lagu ciqaabi jiray sanadan, booqasho ku tagacay maxadax waynaha dawlad deegaanka soomalida Mustafe, wuxuuna halkaas indhihiiha kaga soo dhargay wax yaabo aad qiiro u leh, ilina ka keentay oo ah meelihii dadka lagu ciqaabi jiray iyo siyaabihii kala duwanaa ee dadka loo dili jira.