Home » Beeraha » YANYADA IYO FAA’IDADA

YANYADA IYO FAA’IDADA

YANYADA IYO FAA’IDADA

Akhristiyaasheni qaaliga ah maanta waxaan idinhaynaa dalag kamid ah dalagyada khudaarta ah ee aadka looga helo wadankeena soomaaliya iyadoo intabadan aysan aqoon dadka cuna faa.idada uuleeyahay dalagaasi . waa maxay hadaba nocaasi khudaarta ah? waa waxa looyaqaano yanyada (tomato) yanyadu waxey leedahay faa’ido farabadan waxay dawo utahay jirka sidookale waxeyleedahay waxyaabo badan oolaga sameeyo ( mindaawaadka) waxa looyaqaano.

Waxa kale oo ay yanyadu oga duwantahay khudaarta kale iney dawo utahay cudurka looyaqaano sokorowga oo aad uhaya dadbadani oo soomaali ah hadaba hadaanu idinsheegno faa idooyinka ugu muhiimsan ee kale oo ay yanyadu leedahay waa sidan soosocota
1. waxey tirtirtaa jeermisada kudhega jirka ee sababa cuduro halis ah
2. waxey kaqeyqaadata dhaqdhaqaaqa firfircoonida ee keliyaha sidookale waxeynadiifisaa dhagxaanta yar yarka oogasha xibinta taranka ee raga
3.waxey furtaa kanaalada jirka ee dabiiciga ah ee alle sidaaku abuurey sxnwtcl
4. waxey daweysaa mindhecirida ku ura caloosha dhaxdeeda iyo binaanka usoosaarida wixii dheeraad ku ah jirka
5.waxey kahortagtaa maqarka jirka oo isdulsaarma baaritaan cilmiyeed oolagusameeyey yanyada ayaa waxaa la ogaadey ineykakoobantahay maadada looyaqaano (selenium) oo aad uga hortagta waxlooyaqaano(oxidation)oo ah falgalada aan loobaahneyn ookadhca jirka waa hadii lagu beero dhulbeereedka bacrimeysan oo foortinimada biyahana kuyar dhulkaas .
waxaa lasheegaa casiirka lagasameeyo yaanyada oo hadana lagudara malabku wuxuu dawo uyahay cudurka looyaqaano(tiibishada) {tb] intaas waxaa usii dheer yaanyadu marka lamiiro hadna lagu dheexo saliid kadib dab lagukarkariyo Waxey daweysaa (infections)ka oo kalagowsyada jirku ayqaadaan ama kudhaca dhinaca kale caleenta yaanyadu waxey abood uleedahay iney iskaceeriso waxa looyaqaano cayayaanka oo halis ku ah geed mireedka yaayaduiyo waliba sidookale fungi yeska iskadifaacikaraa .